Wararka

Laftagareen, Qoorqoor iyo Waare oo soo dhaweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii Garowe…


Kulan ay ku yeesheen khadka taleefoonka madaxweyneyaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah DFS ee Galmudug ee Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, ayaa waxay soo saareen War-Murtiyeed ay kusoo dhoweynayaan qodobadii kasoo baxay shirkii madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ku yeesheen Garowe.

Madaxdu waxay sidoo kale soo dhoweeyeen shirka Muqdisho lagu qabanayo ee dhexmari doono Dowladda Federalka iyo dowlad goboleedyada iyagoo sheegay inay mar kale aragtidooda ku biirin doonaan, si isfaham buuxa looga gaaro arrimaha doorashada.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11427 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: