Wararka

Novak Djokovic ayaa laga saaray tartanka Tennis-ka US Open kadib markii uu kubad ku dhuftay…

NEW YORK, NEW YORK - SEPTEMBER 06: Novak Djokovic of Serbia tends to a line judge who Djokovic hit in the throat with his racket during his Men's Singles fourth round match against Pablo Carreno Busta of Spain on Day Seven of the 2020 US Open at the USTA Billie Jean King National Tennis Center on September 6, 2020 in the Queens borough of New York City. (Photo by Al Bello/Getty Images)

Novak Djokovic oo ka mid ahaa ciyaartoyda loo saadaalinayey in uu ku guuleysto tartanka Tennis-ka ee qofka keliya ah ee US OPen ayaa laga saaray tartanka kadib markii uu qalad sameeyey.

Djokovic oo ah No.1 adduunka ayaa si aan ula kac aheyn ugu dhuftay qoorta kubada Tennis-ka haweenay ka mid aheyd garsoorayaasha khadka.

Novak Djokovic, of Serbia, reacts after inadvertently hitting a line judge with a ball after hitting it in reaction to losing a point against Pablo Carreno Busta, of Spain, during the fourth round of the US Open tennis championships, Sunday, Sept. 6, 2020, in New York. Djokovic defaulted the match. (AP Photo/Seth Wenig)

Ciyaartoyda ku weerara kubada qof kale ayaa si leeleexda aheyn looga saaraa tartanka, Djokovic ayaa ogaaday inuu qof ku dhuftay kubada Tennis-ka, isla markiiba wuxuu u tagay haweeneyda si uu u raalli gareeyo.

Ciyaartoygii uu la tartamayey ee Pablo Carreno Busta oo ku jira No.20 ayaa sidaasi ugu gudbay wareega quarter finalka.

Waxaa la sheegay Djokovic inuu leeyahay taariikh noocaasi oo kale ah.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11412 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: