Wararka

Dominic Thiem ayaa ku guuleystay koobka Tennis-ka ee US Open kadib markii uu ka badiyey…


Ciyaartii finalka Tennis-ka ee US Open oo Axadii la ciyaaray ayaa waxaa isku arkay Dominic Thiem oo 27 jir ah una dhashay dalka Austria kuna jira kaalinta 3aad ee liiska kala horeynta adduunka iyo Alexander Zverev oo 23 jir ah una dhashay dalka Germany kuna jira kaalinta 7aad ee kala horeynta.

Waxaa halkaasi ka dhacay ciyaar xiiso badaneyd oo la isku xiiqay, ciyaartaasi waxay socotay muddo afar saacadood ah, waxaana la isla gaaray shan wareeg iyadoo ku dhamaatay 2-6, 4-6, 6-4, 6-3, 7-6.

Sidaasi waxaa koobka US Open 2020 la hoyday Dominic Thiem.

Dadka ka faalooda ciyaaraha Tennis-ka ayaa sheegaya in seddaxdii hogaamin jirtay ciyaaraha Tennis-ka ragga uu hadda godkooda biyo ugu soo galay kuwaasi oo kala ah Roger Federer, Rafael Nadal iyo Novak Djokovic.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11390 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: