Wararka

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa M/weynaha ku eedeeyey inuu ku xadgudbo dastuurka…


Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hogaamiyaan madaxdii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray eedeyn ay ujeediyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen caasimadda Muqdisho ayay ku eedeyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo “inuu si joogto ah ugu xadgudbo dastuurka, u abuuro jahawareer siyaasadeed iyo khilaaf dabadheeraaday isla markaaasna uu ragaadiyey howlihii barlamaanka.”

“Madashu waxa ay u aragtaa mas’uuliyad darro iyo kaligii talisnimo in dalku uu xukuumad la’aado muddo 53 cisho ah, dowladnimadiina uu gacanta ku urursaday Madaxweynaha si uu dano shaqsi ugu fushado.”ayay Madashu sheegtay.

Indheer-garadka, dhaqanka, culimada, siyaasiyiinta iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ayey ugu baaqeen inay u istaagaan badbaadinta dalka.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11412 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: