Wararka

Jadwalka Doorashada ee 2020/21 ayaa si rasmi ah loo soo saaray iyo goobaha ay ka dhici doonto…


Jadwalka doorashada ka dhacaysa dalka 2020/2021 ayaa rasmi ah loo soo saaray, ka dib markii hannaanka ay doorashada ku dhacayso ay ka heshiiyeen Dowladda Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Jadwalka ayaa muujiyay xilliga ay dhacayso doorashada labada aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

Sidoo kale waxaa la soo bandhigay Shaxda asteynta kuraasta Golaha Shacabka ee doorashada 2020/2021. Waxaa kalo shaxda ku cad magaalooyinka ay doorashooyinka ka dhacayaan ee dowlad-gobolleedyada.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11841 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: