Wararka

Raqamka ka yaabiyey culumada ma taqaan, mase ogtahay inuu leeyahay micno oo dhici karta in…


Raqamka ka yaabiyey culumada ma taqaan, waa number-ka 7, mase taqaanaa in numbar-ka 7 uu leeyahay macno, laakin waxaa dhici karta in aynan ogaanin micnihiisa ilaa yoom qiyaamo, waa xikmad rabi.

Qur’aanka Kariimka ayaa lagu xusay nambarkan todobo 24 jeer iyadoo aan u kala qaadeyno: سبع 18 مرة ,سبعا 2 مرة, سبعة 4 مرات

Hadaba kaalaya aan ogaanee macluumaadka raqamka 7 .
Tirada dabaqyada samada waa 7
Tirada dabaqyada dhulka waa 7
Tirada maalmaha isbuuca waa 7
Tirada albaabyada naarta waa 7
Waxyaabaha cajiibka ee adduunka waa 7
Tirada dhawaafka kacbada waa 7
Tirada rucleynta safa iyo marwa waa 7
Waqtiga lagu canaanto cunuga salaada waa 7
Midabka qaansa roobaadka waa 7
Aayadaha suurtul Faatih waa 7
Tirada badaha waa 7
Tirada dhagxanta lagu tuuro sheydaanka xajka waa 7
Macdanaha aaaasiga ah waa 7
Waxaa jira 7 nooc oo aaaasi ah ee xiddigaha,
Iftiinka muuqda waa 7
Shimbiraha waxay u haajiraan group ka kooban 7
Takbiirta ciidaha waa 7
Tirada qaaradaha waa 7
Kuwa harsanaya maalinta aan harka jirin waa 7
Shahaadada waxay ka koobantaa 7 xaraf لا اله الا الله محمد رسول الله
ثم في سلسلة ذرعها سبعون ذراعا فاسلكوه 7×10
&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&
Teena markaan u imaano dagaalkii xabashida wuxuu ahaa sanadkii 77 7×11
Kacaankii barakeysnaa wuxuu dhashay 21 oktober 7×3
&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&
Sideed arrimood waxay faa’ ido u leeyihiin nolol maalmeedkaada:
Farxad haddi aad rabtid= tuko salaada waqtigeeda
Haddii aad dooneysid waji nuuraya= habeenkii u soo kac salaad
Haddi aad rabtid raaxo qalbigaaga= qur’aanka aqri
Haddii aad rabtid caafimaad= waa inaad soontaa
Haddii aad dooneyso faraj inuu kuu furmo= badi istigfaarta
Haddii aad dooneysid inuu kaa tago stress-ka ama murugta= badi ducada
Haddii aad dooneysid inay shidada ku dhaafto= dheh لا حول ولا قوة الا بالله
haddii aad barako dooneysid= Nabiga ku sali

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11841 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: