Wararka

Lafta-gareen ayaa magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta K/Galbeed…


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftagreen ayaa waxaa Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed loogu Magacaabay Aadan Xareed Cumar.

Magacaabista taliyahan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli dhowaan uu maamulka Koofurgalbeed ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah ururka Al Shabaab, iyadoo hore dhowr jeer sidan oo kale uu Maamulku ugu dhowaaqay dagaal ka dhan Al Shabaab.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12256 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: