Wararka

Hay’adda Sirdoonka Somalia ayaa ku eedeysay Booliska iyo Katamka inay sabab u yihiin in walxaha…


Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ku eedeeysay, Booliska, Kastamka iyo Wasaarada Maaliyada in ay sabab u yihiin in Al-Shabaab Walxaha qarxo kala soo dagaan dekada iyo Canshuurta ay ka helaan dekeda.

Hay’adda NISA waxay sheegtay inay go’aansatay in baaritaan lagu sameeyo dhamaan konteenarada kasoo dagaya dekeda, si looga hubiyo in lagu soo qariyay aaladaha qaraxyada.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12283 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: