Wararka

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay inay kordhayaan dadka laga helayo cudurka…


Wasaarradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in marka la eego gudaha dalka Soomaaliya ay kordhayaan dadka laga helayo caabuqa cudurka Coronavirus oo ah cudur dhibaato ba’an ku haya guud ahaan caalamka.

Wasaarradda ayaa sheegtay in shantii maalmood ee ugu danbeeyay cudurkan laga baaray dad ay tiradoodu gaareyso 2,432, iyadoo intaa ku dartay in baaritaan la sameeyay maalintii shalay lagu ogaaday 44 ruux oo qaba cudurkan.

Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in uusan jirin baraarugga ku saabsan wax-yeelada cudurka oo meelo badan oo ka mid ah dunida la mamnuucay is dhax-galka bulshada.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12291 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: