Wararka

Shil cajiib ah oo tareen dul fuulay sawir farshaxan ah magaalada Spijkennisse ee dalka Netherlands…


Magaalada Spijkenisse, oo ku taal Koonfurta Netherlands, ayaa waxaa ka dhacay shil tareen oo gaar ah, kadib markii uu ka baxay wadadiisa oo ka gudbay caqabadii hor tiilay ayaa dusha ka fuulay oo ku nagaaday sawirka farshaxanka seynta nibiriga.

Sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah, tareenka ayaa wuxuu kor u kacay joog dhan 8 mitir wuxuuna ku degay dusha farshaxanka.

Dadka isticmaala baraha bulshada siiba kuwa Twitter-ka ayaa ku faafiyey sawirada iyo fiidiyow oo treenka dul saaran sawirka farshaxanka.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12225 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: