Wararka

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ilhan Cumar ay mar kale ku guuleysatay xubinnimada…


Wararka ka imaanaya gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ilhan Cumar ay mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kadib marki ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga.

Sidoo kale doorashadii Talaadada dhacday waxaa guulo kasoo hooyay, musharraxiin Soomaali ah oo u tartamayay kuraasta Golaha Deegaanka ee Gobolka Minnesota.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12293 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: