Wararka

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab oo ka soconaya deegaan hoos…


Wararka naga soo gaaraya gobolka Galguduud ayaa sheegaya xiligan dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo xoogag ka tirsan Al-Shabaab uu ka soconayo deegaanka Bulacle.

Dad ku sugan gobolka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalku yahay mid xooggan oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, lama oga wali khasaaraha rasmiga ah.

Dagaalka labada dhinac ayaa ku soo beegmaya xili qeybo ka mid ah gobolka ay dhaqdhaaqyo militari ka waddaan Ciidamada Dowladda oo doonaya in ay ka saaraan al-Shabaab deegaannada ay gacanta ku hayaan.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12278 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: