Wararka

Armeniyiinta ka guureysa dhulka Karabakh ayaa gubaya guryahooda si aan dib loogu…


Dagaalkii ka socday Nagorno Karabakh ee lagu kala baxay oo gacanta sare yeelatay Azerbaijan ayaa dadkii Armeniyiinta ee ka guurayey Aagga Kalbgar waxay gubeen guryahooda si mustaqbalka Azerbaijaniyiinta aysan u awoodin inay isticmaalaan.

Sida ku xusan qodobada heshiiska xabad joojinta ee Armenia iyo Azerbaijan oo ay kala saxiixdeen Talaadadii la soo dhaafay ayaa tiro ka mid ah meelaha ay Armenia maamusho dib loogu celin doonaa Azerbaijan.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12233 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: