Wararka

M/weynaha DG Koonfur Galbeed ayaa u magacaabay Guddoomiye cusub gobolka Sh/Hoose…


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isagoo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Shabeellaha Hoose siyaasi hore dhowr jeer guddoomiye uga soo noqday gobolkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa loogu Magacaabay Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii.

Lama sheegin sababta rasmiga ah ee xilka looga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Sh/hoose.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12233 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: