Wararka

Qof walxaha qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyey maqaayad ku taala degmada Xamar jajab…


Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar qarax ahaa ee uu geystay qof isku soo xiray walxaha qarxa oo ka dhacay gudaha maqaayad ku taala degmada Xamar-jajab ee magaalada Muqdisho.

Gaar ahaan maqaayadan la weerarray ayaa la sheegay in wax yar u jirto Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye ee School Polizio.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan si rasmi ah loo cadeyn tirada dadka ay wax-yaaladu soo gaartay.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12233 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: