Wararka

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay la wareegeen magaalooyin muhim ah…

FILE PHOTO: Members of Ethiopian National Defense Force (ENDF) prepare to head to mission, in Sanja, Amhara region near a border with Tigray, Ethiopia November 9, 2020. REUTERS/Tiksa Negeri

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Ciidamadeeda ay la wareegeen magaalooyin muhiim ah oo ka tirsan Gobolka ay maamusho TPLF.

Magaalooyinka lala wareegay ayaa waxaa ka mid ah Aksum iyo Adwa, waxaana ay dowladdu sheegtay in maleeshiyaadkii kula dagaalamayay ay is dhiibeen.

Ma jirto wax ka madax banaan sheegashada dowladda, iyadoo isgaarsiinta iyo internet-ka gobolka uu yahay mid go’an muddo labo todobaad.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Ciidamadiisa ay ku sii siqayaan magaalada Mekelle ee caasimadda Tigray.

Dagaalka ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa galay 17 maalmood, waxaana muuqata in Jabhadda Tigreyga ay aad u xooggan yihiin oo ay is difaac adag ku jiraan.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12158 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: