Wararka

Maxkamadda Gobolka Togdheer ayaa dil ku xukuntay nin u geystay dil iyo kufsi haweenay…


Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Sakariye Cabdi Yuusuf, oo la sheegay in lagu helay dambi ah in uu Kufsi iyo dil u gaystay Marxuumad Ugbaad Cali Cabdilaahi, oo ahayd gabadh Dhallinyaro ah.

Ugbaad Cali Cabdilaahi oo ahayd Hooyo saddex carruur ah haysatay ayaa kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Burco ee Somaliland, waxaana eedeesanaha maanta kiiskan loo xukumay uu horey u qirtay inuu isaga ka dambeeyay falkan.

Ninkaan ayaa booliiska isku dhiibay kadib markii uu u sheegay inuu isagu falkaas ka dambeeyay.

Warbixino horey loo baahiyay ayaa sheegayay in marxuumada iyo dambiilaha falkaan geystay ay isku guri degnaayeen, balse qoyska gabadha ayaa beeniyay inuu jiray xiriir u dhexeeyay labadooda.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12225 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: