Wararka

Midowga Musharixiinta ayaa ugu danbeyntii soo saaray war murtiyeed ka kooban 18 qodob…


Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob.

Musharixiinta ayaa war-murtiyeedkoodan ku dalbaday in la kala diro gabi ahaan guddiyada dowladda Soomaaliya u saartay in ay ka shaqeeyaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee badalaya Baarlamanka hadda jira.

Musharixiinta ayaa sidoo kale dalbaday in guddiga doorashada xildhbaannada Gobollada Waqooyi loo madax-bannaaneeyo in uu soo magacaabo guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi iyo qodobo kale oo dhawr ah.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12777 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: