Wararka

Dowladda Somalia ayaa cambaareysay falkii lagu beegsaday dadkii shacabka ahaa ee aan…


Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa warbixin horudhac ah kasoo saartay weerar ismiidaamin ahaa oo qof naftii hallige ah uu ka geystay maqaayad lagu caweeyo oo kutaala wadada garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Wasaaraddu waxay sheegtay in ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen qaraxaas halka sideed kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana ay ku eedeysay kooxda Al-Shabaab.

Wasaaraddu tafaasiil kama bixin sida uu falkaan u dhacay iyo goobta laga geystay.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12859 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: