Wararka

Midowga Murashaxiinta ayaa ku sheegay Hanjabaada Cumar Filish fariin ka timid Farmaajo…


Qoraal ka soo baxay Midowga Murashaxiinta ayaa looga hadlay hanjabaadii uga timid Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish fariin uu soo diray madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in hadalkiisu uu u muuqdo mid colaad hurin ah oo aan waxba ka duwaneyn inta badan tabaha ay isticmaalaan Al-Shabaab ee lagu baneysto sida ay hadalka u dhiggeen dhiigga dadka Muslimka ah.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Midowga Murashaxiinta :

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12915 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: