Dowladda Somalia ayaa looga digay in ay olole doorasho u isticmaasho hoos u dhigista…
War ka soo baxay kulan magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen Midowga Musharixiinta Doorashada Soomaaliya ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u isticmaasho sida ay hadalka u dhiggeen xiriirka dowladdaha dariska.
Qoraalka ka soo baxay musharixiinta ayaa lagu sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo olole siyaasadeed u isticmaaleyso hoos u dhigista xiriirka Kenya, kadib markii ay dhawaan dalka ka eriday safiirkii Kenya u joogay Soomaaliya.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com