Wararka

Jubbaland ayaa dowladda Somalia ka dalbatay in gacantooda lagu soo celiyo gobolka Gedo…


Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay dowladda Soomaaliya in ay baalmartay heshiiskii siyaasadeed ee laga gaaray doorashada dalka 17-kii September 2020 kaddib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.

War ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland waxaa lagu dalbaday in dowladda Soomaaliya gacanta Jubblanad ku soo celiso gobolka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaarey oo ay ka abuurtay jabhado iyada ka amar qaata.

Ugu dambeyntii, Jubbaland ayaa sheegtay in ay mar walba diyaaar u tahay doorasho waqtigeeda ku dhacda balse dowladdu wali iska dhaga-marineyso dalabka saamileyda siyaasadeed ee la xiriira arrimaha doorashada.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12776 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: