Wararka

Xasilooni darrada ka jirta magaalada Beledweyne ayaa lagu eedeeyey M/weyne Farmaajo…


Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen waxaa ay ku muujiyeen walaac ay ka qabaan xasilooni darrada ka jirta gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne oo ay ku eedeeyeen in ay ka danbeeyaan madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha Nabad-sugida Qaranka.

“In leyska horkeeno dadka iyo Qabaa’ilka walaaha ee wadda-degga dowlad gobolleedka Hirshabeelle, waxey lid ku tahay Nabadda iyo Dowlad dhiska Soomaaliya” ayaa lagu sheegay qoraalka.

Dhinacooda ayey sheegeen in ay diyaar u yihiin ka qeybgalka dadaal kasta oo lagu xalinayo soo afjarida khilaafka siyaasadeed ee hadda taaggan.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12820 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: