Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Safiirka Turkiga ee Somalia inuu dhax dhaxaad ka…
Midowga musharixiinta Soomaaliyeed ayaa ku dalbaday qoraal ka soo baxay in Safiirka Turkiga ee Somalia uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka dalka, kadib kulan maanta dhaxmaray guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay iyo Safiirka dowladda Turkiga u jooga dalka Soomaaliya.
Mehmet Yilmaz safiirka dowladda Turkiga ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, kaa oo dhawaan loo doortay xilkan.
Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com