Wararka

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedkii IGAD ee aan caadiga aheyn oo looga…


War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedkii IGAD ee aan caadiga aheyn ayaa looga hadlay arrimo kala duwan kuwaasoo salka ku hayay ajandayaashii shirka la hordhigey.

Qoraalka ka soo baxay shirka ayaa qodobadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka, iyadoo Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka loogu baaqay in xal ka gaaran khilaafadka ka dhexeeya.

Shirka oo ahaa mid aan caadi ahayn ayaa waxyaabihii loogaga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha dalalka ururkaas xubnaha ka ah sida Suudaan, South Sudan, Itoobiya, Soomaaliya iyo cudurka safmarka ah ee dunida halakeeyay.

Hasayeeshee war murtiyeedka meelna loogama sheegin waxa ay madaxda iska tiri khilaafka diblumaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay warmurtiyeedka:

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12859 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: