War-murtiyeed laga oo saaray shirkii Madasha Aragti Wadaagga Soomalida ee Garowe…
War-Murtiyeed ayaa lagasoo saaray Madasha Aragti wadaagga Soomaalida ee Heritage, kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxda Dowlad Goboleedyada, Qaar ka mid ah xubno la tirsan Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xildhibaano, Siyaasiyiin hore iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.



Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com