Wararka

Diyaarad dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay Kenya ayaa duqeyn ka geystay Gedo…


Sida laga soo xigtay dadka deegaanka saacadihii ugu danbeeyay diyaarad dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa duqeyn dhinaca cirka ah ka geystay qeybo ka mid ah gobolka Gedo.

Duqeynta ayaa lagu bartilmaameesaday deegaanka lagu magacaabo Raaso-Ugaas iyo tuulooyin hoosyimaada oo ay ku dhaqan yihiin dad xoolo dhaqato ah sida ay sheegeen dad ku sugan gobolka Gedo oo warbaahinta la hadlay.

Waxaa la maqlay dhawaqa madaafiicda ay tuurayeen diyaaradaha oo gaarayay ilaa 7 gantaal, ilaa iyo haddana lama oga khasaraha ka dhashay duqeymahan oo argagax ku abuuray dadka deegaannada la bartilmaameesaday.

Duqeymaha diyaaradaha dagaalku ay fuliyaan ayaa waxaa khasaaraha ugu badan uu ka soo gaaraa dadka rayidka ah ee ku nool deegaanadaasi, hase ahaatee waxaa duqeymahaasi la sheegay in ay yihiin kuwo lagu bartilmaameedsanayo xoogagga ururka Al-Shabaab.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12777 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: