Wararka

Wasiiru-dowlaha xafiiska RW ayaa loo magacaabay isku xirka guud ahaan howlaha doorashada…


Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Wasiiru-dowlaha Xafiiskiisa Cabdixakiin Xasan Ashkir howlaha doorashada.

Sida Qoraalka Ra’iisal Wasaaraha ku cad Wasiiru-dowlaha ayaa ka shaqeyn doona isku xirka guud ahaan howlaha doorashada, isaga oo xiriirin doona Xukuumadda Federaalka, Dowlad Gobolleedyada iyo beesha Caalamka.

Hoos ka akhriso Qoraalka:

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12802 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: