Wararka

232 mudane oo ka tirsan Kongreska Mareykanka ayaa ogolaaday in xilka laga qaado Trump…


Xubnaha Kongreska dalka Mareykanka ayaa intooda badan isku raacay soo jeedinta ah in xilka laga qaado madaxweyne Trump.

Nancy Pelosi oo ah Afhayeenka Aqalka ayaa sheegtay in mar kale goluhu isku raacay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Trump oo eedeymo badan loo soo jeediyay, gaar ahaan in uu ka shaqeynayo ” Kicin Dadweyne”

ilaa 232 mudane oo ka tirsan Kongreska ayaa ogolaaday soo jeedinta, iyaga oo dhinaca kale ku eedeeyay madaxweynuhu in uu ku fashilmay gudashada waajibaadkii loo idmaday.

Xildhibaannada u codeeyay qoddobkan ayaa waxaa ka mid ahaa ilaa 10 xildhibaan oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee madaxweyne Trump uu hoggaamiyo.

Go’aanka uu gaaray Aqalka Hoose ee Kongreska Mareykanka ayaa la filayaa in loo gudbiyo Aqalka Senate-ka si iyaguna ay uga dooddaan kadibna go’aan uga qaataan soo jeedinta.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12840 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: