Wararka

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa gudbiyey xubnaha guddiga doorahooyinka…


Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa shaaciyay inay gudbiyeen Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee ku metelaya Doorashooyinka Qaranka, ka dib Warsaxaafadeed ay si wadajira u soo saareen.

Jubbaland iyo Puntland waxay ku baaqayaan in shir leeskugu yimaado Magaalada Muqdisho, 30-ka bishan, si loo xaliyo tabashooyinka ka jira doorashada.

Magacyada Xubnaha Puntland

Cabdikariim Muuse Maxamuud
Muuse Cabdulqaadir Ducaale
Axmed Cabdi Maxamuud
Caynaanshe Yuusuf Xuseen

Caydaruus Axmed Faarax
Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
Farxiya Xuseen Maxamuud
Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Magacyada Xubnaha Jubbaland

๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ฅ

๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ

๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ

๐’๐š๐ฆ๐ฌ๐š๐ฆ ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ค๐š๐ซ

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐†๐š๐š๐›

๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐€๐š๐๐š๐ง ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ

๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐

๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ข

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13329 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: