Wararka

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in aysan aqbalayn in dalka ay xukumaan shaqsiyaad muddo…


Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in shirka Dhuusamareeb uu nqodo mid loo dhan yahay si go’aanada ka soo baxaya ay u noqdaan kuwo wadar oggol ah oo la meel marin karo, meteli karana rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale qoraalkan oo soo baxay xilli uu gabagabo maraya shirka Dhuusamareeb ayaa lagu xusay in goluhu uusan aqbalayn in dalka ay xukumaan shaqsiyaad iyo hay’ado muddo xileedkoodu dhamaaday.

Qoraalka ayaa Midowga Musharaxiinta waxa ay eedeyn ugu soo jeediyeen dowlada federalka in ammaanka dalka ay dayacday.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13285 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: