Wararka

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in Farmaajo aynan u aqoonsaneyn Madaxweyne…


Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay laga bilaabo 8-da bishan February inaanay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u aqoonsaneyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda, isla-markaana ay muddo kororsi ka soo horjeedaan.

Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in la dhiso Gole Qaran, oo ay qayb ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada, Gudoomiye-yaasha Labada Aqal, Bulshada Rayidka iyo Wakiilo ka socda Musharaxiinta.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13361 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: