Wararka

Shirkadaha diyaaradaha ee Turkish, Ethiopian iyo Uganda ayaa maanta hakiyey duulimaadyadii…


Shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline , Ethiopian Airlines iyo Uganda Airlines ayaa hakiyay duulimaadyadii ay maanta ku iman lahaayeen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in rakaabkii goostay tikidhada lagu wargaliyay in la hakiyay duulimaadyadii Muqdisho, waxaana hakinta duulimaadyada sabab looga dhigay qalalaasihii shalay ka dhacay Muqdisho.

Qaar kamid ah Shirkadaha diyaaradaha Caalamiga ayaana ka cabsi qaba in amaanka caasimada faraha ka baxo gaar ahaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo meelo aan ka fogeyn degan yihiin inta badan Midowga Musharaxiinta waxaana shalay ku dhacay madfac gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13242 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: