Wararka

Urur Goboleedka IGAD ayaa cambaareeyey rabshadihii ka dhacay magaalada Mogadishu…


Qoraal kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu cambaareeyay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo xasaradaha Siyaasadeed ee soo kordhaya ee ka dhashay banaanbaxyadii ay iclaamiyeen Midowga Musharaxiinta.

Urur Goboleedka IGAD ayaa qoraalka ku sheegay in ay aad uga xun yihiin rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, isla markaana ay cambaareynayaan.

“Waxaan sii wadi doonaa sidii dhinacyada siyaasadeed iyo saamileyda ay uga wada hadli lahaayeen xaalada ka taagan ee dalka”ayaa lagu yiri qoraalka.

Rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka hadlay hay’ado badan oo caalami ah iyadoo ay sii kordhayaan cambaareynta loo jeedinayo rabshadaha ka dhacay Muqdisho.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13239 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: