Wararka

Xoghayaha Guud ee QM ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada inay is xakameeyaan oo ay…


Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay shalay magaalada Muqdisho isagoo walaac ka muujiyay rabshadaha ka qarxay Muqdisho.

Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada inay is xakameeyaan oo ay is dejiyaan.

“Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ku boorrinayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka inay si deg deg ah isugu yimaadaan oo ay dhameystiraan heshiis siyaasadeed oo ku saabsan wadada loo marayo doorashooyinka qaranka, iyadoo la waafajinayo qaabka doorashada ee 17ka Sebtember.”ayuu yiri Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Xoghayaha guud wuxuu kaloo ku baaqayaa in si buuxda loo ixtiraamo xuquuqda isu imaatinka nabadeed iyo xorriyadda hadalka.

Wuxuu mar kale ku celinayaa taageerada buuxda ee Qaramada Midoobay ee shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ee ku aaddan nabadda, xasilloonida iyo barwaaqada.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13242 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: