Wararka

Ilhan Cumar ayaa ku baaqday cunaqabateyn ka dhan ah dhaxalsugaha Boqortooyada sacuudiga…


Ihaan Cumar oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa ku baaqday cunaqabateyn ka dhan ah dhaxalsugaha Boqortooyada dalka Sacuudiga.

Baaqa Ilhaan Cumar ayaa imanaya kadib markii qoraal ka soo baxay Sirdoonka Mareykanka lagu sheegay in Maxamed Bin Salmaan uu bixiyay amarka lagu dilay Wariye Jamaal Khashoggi.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa iska diiday eedeyntan ugu timid Sirdoonka dalka Mareykanka ee ka dhanka ah dilka Wariye Khashoggi oo lagu dhax dilay safaaradda Sacuudiga ee magaalada Istanbul sanadkii 2018kii.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13839 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
<span>%d</span> bloggers like this: