Wararka

RW Rooble ayaa magacaabay guddi oo ka shaqeeya aaska qaran ee loo sameynayo AUN…


Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi oo ka shaqeeya aaska qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka, marxuum Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday dalka Kenya.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa magacaabay guddigan oo ka kooban Xukuumadda, Xildhibaano, qaybaha bulshada iyo qoyska marxuumka, waxayna kala yihiin:-

  1. Xasan Xundubeey Jimcaale, Guddoomiye
  2. Cismaan Abokar Dubbe, Guddoomiye ku-xigeen
  3. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Xubin
  4. Janaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Xubin
  5. Xasan Xuseen Xaaji, Xubin
  6. Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab), Xubin
  7. Durraan Axmed Faarax, Xubin
  8. Cumar Cali Rooble, Xubin
  9. Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur, Xubin
  10. Xil. Maxamed Axmed Abtidoon, Xubin
  11. Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Xubin

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa faray guddigan in ay si deg-deg ah u gudagalaan aaska madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13840 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
<span>%d</span> bloggers like this: