Wararka

Axmed Madoobe ayaa xilka ka qaaday Cabdirashiid Janan oo ahaa Wasiirka Amniga J/land…


Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).

Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Jubbaland ayaa xilka looga qaaday Wasiir Janan.

Goor sii horeysay ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in Cabdirashiid Janan uu heshiis is afgarad ah la gaaray Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13723 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: