Wararka

Shiinaha ayaa taageeray mowqifka Somalia ee ahaa in Somalia ay tahay dal madax bannaan oo…


Dowladda Shiinaha ayaa taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye.

Dowladda Shiinuhu waxay caddaysay in ay ixtiraamayso madaxbanaanida iyo karaamada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo ku taagan mabda’a ah Soomaaliya Soomaali baa leh.

Hadalka Dowladda Shiinaha ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay digniin u diratay Hay’ado iyo dalal ay sheegtay inay ku xadgudbeen madaxbannaanida Soomaaliya.

Dowlado badan oo caalamka ayaa ku dhaliilay dowlada Soomaaliya dib u dhaca doorashada dalka Soomaaliya.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13838 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
<span>%d</span> bloggers like this: