Wararka

Daawo: Eey dhaawac ahaa oo iskiis u doontay dhakhtarka xoolaha isagoo dalbanaya kaalmo…


Eey ka mid ah kuwa aan la korsan oo door joog ah oo dhutinaya ayaa iskiis ugu tagay dhakhtarka xoolaha isagoo dalbanaya kaalmo, lugtiisii dhaawaca ah awgeed.

Sawirka Eygan ayaa qabatay kaamerada CCTV ee ay leedahay goobta lagu daaweeyo xoolaha ee gobol ka tirsan dalka Brazil ayaa ku faafay caalamka oo dhan, waxaa video-ga ka muuqday Eeyga oo dhutinaya oo soo galaya goobta kadibna fariistay derbi agtiisa si uu halkaasi ugu sugo dowrkiisa.

Runtii arrintan ayaa waxay noqotay mid aad loola fajacay maadaama Eeygan uu soo doontay in laga caawiyo dhibaatada heysatay.

Eey Kaalmo u soo doontay dhakhtar

Shabakada wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13722 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: