Wararka

Shir u dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa ka furmay Mogadishu…


Shir u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira iyo gobolka Banaadir ayaa goor dhow ka furmay teendhada Afisiyoone.

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa markii u horeysay hor-fariistay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Rooble, kadib saddex todobaad oo Muqdisho ku sugnaayeen.

Shirka maanta ayaa la filayaa in looga heshiiyo ajandaha shirka soo socdo, is fahamka shirkan hordhaca ah laga gaaro ayay ku xiran tahay jawiga uu ku furmi doono shirka rasmiga ah.

Beesha caalamka ayaana gacan ka geysatay qabsoomida shirkan horu dhaca ah ay saakay isugu yimaadeen madaxda Dowlada Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, waxaana la sheegay in beesha caalamka kaalin muuqata ku leedahay shirkan iyo socodsiintiisa.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13723 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: