Wararka

Shirkii DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka banaadir ayaa dib ugu dhacay maqnaanshaha…


Shirkii DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta oo Talaado ah lagu waday inuu bilowdo ayaa dib ugu dhacay maqnaanshaha Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay safar ugu ambabaxay magaalada Dhuusamareeb.

Sida wararku sheegayaan maalinta berri ayuu shirka dib u bilaaban doonaa, marka uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Qooqoor dib ugu soo laabto Muqdisho.

Madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa weli is mari la’, illaa iyo hadda labo cisho oo ay fadhiyeen wax horumar ah lagama sameyn shirkooda, waana tan keentay in shirka rajo xumo laga muujiyay.

Labadii maalmood ee u dambeysay shirarkii Madaxda ee albaabada u xirnaa, kana duwanaa shirarkii hore, maadaama shirku ay hareeyeen doodo kulul, gaar ahaan Madaxda dowlad Goboleedyada ayaa aad isu afgaarayeen.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13723 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: