Wararka

Labo caruur oo walaalo ah ayaa laga helay meydkooda duleedka magaalada Baydhabo…


Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in labo carruur ah oo walaalo ah laga helay meydkooda duleedka magaalada Baydhabo.

Labada Carruurta ah oo shalay aaday dugsi Quraan ayaa la waayay xalay hase ahaatee saaka ayaa meydadkooda laga helay duleedka magaalada Baydhabo.

Carruurta ayaa waxa dhalay Aweys Cabdulaahi oo ahaa Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Federalka.

Meydka carruurtan oo la geeyay Isbitaalka magaalada Baydhabo ayaa waxaa jirkooda ka muuqday dhaawacyo mindi ah.

Arrintan ayaa waxaa aad uga naxay shacabka gobolka Bay, iyada oo la soo sheegayo in laamaha Ammaanka magaalada Baydhabo ay bilaabeen howlgallo baaritano ah oo la xiriira sidii lagu heli lahaa dadkii ka dambeeyay falkaas.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (13723 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: