Midowga Musharaxiinta ayaa walaac ka muujiyey natiijo la’aanta uu ku soo dhammaaday…
Midowga Musharriixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo saaray fashilkii ku yimid shirkii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah.
War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharriixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin Natiijo la’aanta uu kusoo dhammaaday shirkaasi, waxaana intaas ay ku dareen in Madaxweyne Farmaajo uu doonayo fashilinta shirka, iyo sidoo kale in uu caqabd ku yahay in dalka ay dooarsho ka dhacdo.


Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com
U dhaaf Halcelis