Wararka

MW Farmaajo ayaa Dr. Mahadalle u magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacada…


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Villa Somalia.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Dr. Mahadalle in uu xilkan culus u guto si xilkasnimo leh, kaalin mug lehna uu ka gaysto tayeynta tacliinta sare ee dalka.

Jaamacadda Ummadda ayaa ku xirmatay dagaaladii sokeeye, iyadoona dib loo hawlgeliyay.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14268 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: