Wararka

Madaxweynaha Somalia ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar gaaban uu ku tagey…


Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu booqasho gaaban ku tagey dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika.

labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, ayadoo Madaxweyne Farmaajo ka mahadceliyey dadaalada ay Soomaaliya ka wadaan Midowga Afrika oo uu hadda Madaxweyne ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14096 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: