Wararka

Dagaal xoog leh ayaa ka socda degmada Cabdulcasiis gaar ahaan aagga ay deggen yihiin…


Dagaal xoog leh ayaa ka socda degmada Cabdulcasiis gaar ahaan aagga ay deggen yihiin Musharaxiinta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Dagaalka oo hub xoog leh la isu adeegsanayo ayaan la ogeyn cida uu u dhexeeyo, waxaana dagaalka uu saameyn weyn ku yeeshay dadka ku nool agagaarka halka uu ka socdo.

Xabadaha ayaa laga maqlayaa meelo fogfog, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14096 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: