Wararka

Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa taageeray in dalku doorasho aado iyadoo lagu…


Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa goor dhow soo saaray Warsaxaafadeed wadajir ah, oo ay ku taageerayaan in dalka doorasho aado, iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17-kii September.

Warsaxaafadeedka ayay ku muujiyeen, sida ay uga xun yihiin dhacdooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo xaaladda adag ee magaalada ka taagan.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14268 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: