Wararka

Sixid iyo raalli gelin Luul jeylaani ma dhiman ee wey nooshahay, Allaha cimriga ha u dheereeyo…


Waxaan ka xunnahay in warkan geerida ahaa si khalad ah barteena uga soo muuqday, waxaan raalli gelin buuxda ka siineynaa fanaanada caanka ah ee Luul Jaylaani, waxaan saxeynaa in Fanaanada ay nooshahay isla markaana Allah cimrigeeda ha u dheereeyo.

Gefkaasi raalli gelin ayaan ka bixineynaa.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14096 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: