Wararka

Basas lagu weeraray deegaanka Mandera ayaa la sheegay inuu jiro khasaare dhimasho iyo…


Ugu yaraan hal qof oo rakaab ah ayaa ku dhintey 10 kale dhaawac ayaa soo gaarey markii rag hubeysan ay weerar gaadmo ah ku qaadeen laba bas oo marayey inta u dhaxeysa Olla iyo Sarman, degmada Mandheera subaxnimadii Isniinta.

Basaska ayaa ku wajahnaa magaalada Mandheera aroortii markii dabley hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin dagaalyahanada Al Shabaab ay ku fureen rasaas.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in mid kamid ah basaska uu rogmaday iyadoo qaar ka mid ah rakaabkiina dhaawacyo culus ay soo gaareen.

Aagga la weeraray, oo ah qaybta waqooyiga ee gobolka wuxuu ahaa aag nabdoon tan iyo 2013 laakiin muddooyinkii dambe wuxuu ahaa bartilmaameed.

Taliyaha booliska ee gobolka waqooyi bari Rono Bunei ayaa sheegay in burcadda ay u baxsadeen kayn u dhow isla markaana ay halkaasi gaareen kooxo ka tirsan laamaha amaanka.

“Waxaan ku daba jirnaa dhanka xuduuda Soomaaliya iyo Kenya oo ay ka baxsadeen. Waa la qaban doonaa, ”ayuu yiri.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14268 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: